Xulka Soomaaliya oo goordhaw Guul taariikhi ah ka gaaray Xulka Qaranka Zimbabwe

Waxaa goordhaw garoonka kubada cagta ee El Hadj Hassan Gouled Abtidon Stadium, kusoo dhamaatay ciyaar aad u xiiso badneyn oo u dhaxeysay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Xulka Qaranka Zimbabwe. Labada xul ayaa wada ciyaarayay lugta horeĀ ee hordhaca isreebreebka Koobka Adduunka, xulka Soomaaliya ayaa hooy ahaan ugu ciyaareysay dalka Jabuuti halka lugta labaad lagu ciyaari doono … Continue reading Xulka Soomaaliya oo goordhaw Guul taariikhi ah ka gaaray Xulka Qaranka Zimbabwe